Masuuliyiin ka tirsanaa dowladdii Madaxweyne Al-Bashiir oo xabsi loo taxaabay

Golaha cusub ee militariga Sudan ayaa waxay shaaca ka qaadeen in xabsiga loo taxaabay xubno muhim ah oo looga shakiyay inay ku lug lahaayeen musuqmaasuq dhacay xilligii dowladii Madaxweyne  Cumar Al-Bashiir. Xubnahan ayaa dacwado culus waxaa ku soo oogi doona Maxkamadaha dalkaasi, iyadoo Afhayeen golaha militariga ee dalkaasi ka arimiya Shams Ad-din Shanto uu ku … Continue reading Masuuliyiin ka tirsanaa dowladdii Madaxweyne Al-Bashiir oo xabsi loo taxaabay